Odoyaasha Buulo Burte oo Eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle 

Odoyaasha Dhaqanka degmada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxweynaha Hirshabelle iyo wasiirka arrimaha gudaha ee Hirshabelle, iyaga oo ku eedeeyay inay hurinayaan colaado sokeeye oo ka qarxa magaaladaas. Odoyaasha oo shir ku qabtay maanta degmada ayaa sheegay in madaxweynaha iyo wasiirka ay ku khasbayaan dadka deegaanka in la dhiso Gole … Continue reading Odoyaasha Buulo Burte oo Eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle